468 Episodo

  1. Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa

    Publicado: 29/4/2020
  2. Dabeecaddu diinta waa ka bar

    Publicado: 29/4/2020
  3. Dabeecad xumo dad kaa saartey

    Publicado: 29/4/2020
  4. Dab aan kuleelkiisa la arag, dambaskiisa lagama leexdo

    Publicado: 29/4/2020
  5. Dab munaafiq shidey baa duul dhan guba

    Publicado: 29/4/2020
  6. Dab aan ku gubin kuleelkiisa ma ogid

    Publicado: 29/4/2020
  7. Fariin from HW

    Publicado: 29/4/2020
  8. Daacadi ma hungowdo

    Publicado: 29/4/2020
  9. Cuntadaan gacantaada ku jirin Iyo afkaaga waa kala raagaan

    Publicado: 29/4/2020
  10. Culimo dad u eki bey kugu dishaa,abeesana dhul u eki

    Publicado: 29/4/2020
  11. Colka waraf ma lagu dayey

    Publicado: 29/4/2020
  12. Col ku galey cabsi kugu reeb

    Publicado: 29/4/2020
  13. Col Iyo abaar cagahaagaa lagaga baxaa

    Publicado: 29/4/2020
  14. Col hortii baa hub la sameystaa

    Publicado: 29/4/2020
  15. Cimrigaada oo dheeraada geel dhalaayana waa ku tusaa

    Publicado: 29/4/2020
  16. Ciirtaa dhamaa, ceebtaa yaqaan

    Publicado: 29/4/2020
  17. Caruurtinimo waa ciil laga weynaado

    Publicado: 29/4/2020
  18. Cid wax kusiisa wax badan baad aragtaa , cid Kula talisase wax yar

    Publicado: 29/4/2020
  19. Fariin from HW

    Publicado: 28/4/2020
  20. Ceeb looma dhinto, caro lalama qarxo,ceyna looma dhaawacmo

    Publicado: 28/4/2020

20 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.