468 Episodo

  1. Deriskaaga marna ku dayo marna ku diin

    Publicado: 30/4/2020
  2. Dawaco meeshey macal idood ku baratey,macaluul ugu baqtisaa

    Publicado: 30/4/2020
  3. Welcome to Haji Warsame Academy

    Publicado: 30/4/2020
  4. Dantii mooge maro duug ah ka liitee

    Publicado: 30/4/2020
  5. Dantaada iyo madaxaagaba midna lagama boodo

    Publicado: 30/4/2020
  6. Dantaada maqaar eybaa loogu seexdaa

    Publicado: 30/4/2020
  7. Dani waa seeto

    Publicado: 30/4/2020
  8. Dan la iskuma naco

    Publicado: 30/4/2020
  9. Dameerley dad la xeyr ma aha

    Publicado: 30/4/2020
  10. Dameer dhaan raac

    Publicado: 30/4/2020
  11. Dagaal wiil Kuma dhashee,wiilbaa ku dhinta

    Publicado: 30/4/2020
  12. Dadku hadalkey isku afgartaan xooluhuna urta

    Publicado: 29/4/2020
  13. Dad waxaa yaqaana nin tuugey iyo nin u taliyey

    Publicado: 29/4/2020
  14. Dad waxaa ugu muran badan jaxar iyo jaahil

    Publicado: 29/4/2020
  15. Dad waxaa ugu liita ma tashade ma toshe iyo ma tashiishe

    Publicado: 29/4/2020
  16. Dadkaa badan iyo biyo kaa badanba wey ku harqiyaan

    Publicado: 29/4/2020
  17. Dad iyo weel godanba waa la badsadaa

    Publicado: 29/4/2020
  18. Fariin from HW

    Publicado: 29/4/2020
  19. Dawaco duul-duul badan af libaaxeey dalaq tiraah

    Publicado: 29/4/2020
  20. Dacartuba mar bey malab dhashaa

    Publicado: 29/4/2020

19 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.