468 Episodo

  1. Karis xun iyana ku wax la

    Publicado: 9/5/2020
  2. Kabo xume ma haree kabo laawaa hara

    Publicado: 9/5/2020
  3. Jinni, ninkii keenaa bixiya

    Publicado: 9/5/2020
  4. Jiid aan ku jiidee waa gacmo daalis

    Publicado: 9/5/2020
  5. Jaceyl biri kaama goyso biyana kaama meyraan

    Publicado: 9/5/2020
  6. Ishaadu waa kula da' dhegtaaduna wey kaa da' weyn tahay

    Publicado: 9/5/2020
  7. Fariin from HW Mahadsanid

    Publicado: 9/5/2020
  8. Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa,iyana haadintey barataa.

    Publicado: 8/5/2020
  9. Isu qabe aan loo qabin

    Publicado: 8/5/2020
  10. Isma og aqalkii bey asleysaa

    Publicado: 8/5/2020
  11. Isma hubsato arooskeeda ka mashraxdaa

    Publicado: 8/5/2020
  12. Ishiisa laga gartaa, Ushiisa lagu tumaa

    Publicado: 8/5/2020
  13. Ishaadaa kuu macalin ah

    Publicado: 8/5/2020
  14. Irrid af ma daboolo ee ood baa daboosha

    Publicado: 8/5/2020
  15. Intii orod jirey, kuftinna wey jirtey

    Publicado: 8/5/2020
  16. Intaadan falin ka fiirso

    Publicado: 8/5/2020
  17. Inta jiilaal loo adkeysto,jir looma adkeysto

    Publicado: 8/5/2020
  18. Indho is jecel isma eegi karaan

    Publicado: 8/5/2020
  19. Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa,iyana hufkiyo haadiskey barataa

    Publicado: 8/5/2020
  20. Hubsiimo hal baa la siistaa

    Publicado: 7/5/2020

11 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.