468 Episodo

  1. Lacagina lacag bey dhashaa injirina qindhicil

    Publicado: 10/5/2020
  2. Labo qaawan isma qaado

    Publicado: 10/5/2020
  3. Labadii xaqdaro ku heshiisa xaqey ku diriraan

    Publicado: 10/5/2020
  4. Labo bukta is ma baaniso

    Publicado: 10/5/2020
  5. Labadii qeyrin ku qeybsatey biseyl iskuma cawrido

    Publicado: 10/5/2020
  6. Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa

    Publicado: 10/5/2020
  7. Laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa,laba u la

    Publicado: 10/5/2020
  8. Labo qaawan isma qaaddo

    Publicado: 10/5/2020
  9. Labo leyskuma daro: Bidaar iyo Timo,baryo iyo ad/adeyg

    Publicado: 10/5/2020
  10. Fariin from HW Mahadsanid

    Publicado: 10/5/2020
  11. Laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo

    Publicado: 10/5/2020
  12. La jiifiyaana bannaan,la joojiyaana bannaan

    Publicado: 9/5/2020
  13. Kaadi badane waa loo gogol badiyaa

    Publicado: 9/5/2020
  14. Kolka weylaha la helo ayaa lo'dana la maalaa

    Publicado: 9/5/2020
  15. Kitaab meel aan lagu fasireyn laguma furo

    Publicado: 9/5/2020
  16. Kitaaab gurigiisa loo diidey sayax Illaah baa badey

    Publicado: 9/5/2020
  17. Kibirow kab iga xoor faanawna far iga jabi

    Publicado: 9/5/2020
  18. Kibir waxuu kaa saaraa hadhka meelse Kuma geeyo

    Publicado: 9/5/2020
  19. Kibir waa lagu kufaa

    Publicado: 9/5/2020
  20. Kelyo nimaan laheyn bey kaadi dishaa

    Publicado: 9/5/2020

10 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.