468 Episodo

  1. Amaano kugu raagtey in aad leedahay baadi ismoodaa

    Publicado: 26/4/2020
  2. Amaano cirkaa diidaay,oo dhulkaa diidaay,oo aadmi baa qaatey

    Publicado: 26/4/2020
  3. Alle aamin ma iisho

    Publicado: 26/4/2020
  4. Aan wada hadalno waa aan heshiino.

    Publicado: 26/4/2020
  5. Afkii dab yiri ma guban

    Publicado: 25/4/2020
  6. Aroos lagama raago,lagumana raago

    Publicado: 25/4/2020
  7. Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh

    Publicado: 25/4/2020
  8. Aqoon xumo abaar ka daran

    Publicado: 25/4/2020
  9. Aqoon la'aani waa iftiin la'aan

    Publicado: 25/4/2020
  10. Aqal libaax lafo lagama waayo

    Publicado: 25/4/2020
  11. Af wax cuney xishoo

    Publicado: 25/4/2020
  12. Baddu waa isku dhadhan

    Publicado: 25/4/2020
  13. Baadi nimaan laheyn bey ag joogtaa

    Publicado: 25/4/2020
  14. Ama afeef hire lahow ama adkeysi dambe

    Publicado: 25/4/2020
  15. Afkii dab Yiri ma guban

    Publicado: 25/4/2020
  16. Afxumo nabad way kaa kaxeysaa colaadna waxba kaagama tarto

    Publicado: 25/4/2020
  17. Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin

    Publicado: 25/4/2020
  18. Af macaan gacan macaan baa dhaanta

    Publicado: 24/4/2020
  19. Af daboolan daha dahab weeye

    Publicado: 24/4/2020
  20. Af aanad laheyn ileen aamus lama yiraahdo

    Publicado: 24/4/2020

23 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.