468 Episodo

  1. Fuley wax ka wadne weyn

    Publicado: 3/5/2020
  2. Fuley hooyadii ma gablanto

    Publicado: 3/5/2020
  3. Faruurow maxaa berbera ku geeyey ? Dee faduul

    Publicado: 3/5/2020
  4. Farsamo xumo,futada cankeedey ku goysaa

    Publicado: 3/5/2020
  5. Fariin from HW

    Publicado: 3/5/2020
  6. Faro ka ciyaar dabo ka ciyaar baa dhaanta

    Publicado: 3/5/2020
  7. Farahii dufan leh ayaa wax duuga

    Publicado: 3/5/2020
  8. Fardaha dheereeya fagaarahey isku arkaan

    Publicado: 3/5/2020
  9. Faras aadan laheyn fuulistiisa futo xanuunbaa laga qaadaa

    Publicado: 3/5/2020
  10. Far keliya fool ma dhaqdo

    Publicado: 3/5/2020
  11. Far iyo meel bugtaa is og

    Publicado: 3/5/2020
  12. Far bugtaa, faro ka dheer

    Publicado: 3/5/2020
  13. Falaartii cirka loo ganey cid kastooy filo

    Publicado: 3/5/2020
  14. Falaari gilgilasho kaagama godo

    Publicado: 3/5/2020
  15. Faanoole fari kama qodna

    Publicado: 3/5/2020
  16. Ey is cuneysa waraabe Iskama celiso

    Publicado: 2/5/2020
  17. Errey nimaan dhaafin odey ma dhalin

    Publicado: 2/5/2020
  18. Durduro waxarood qodax bey Kula gashaa

    Publicado: 2/5/2020
  19. Fariin from HW

    Publicado: 2/5/2020
  20. Dumarka been baa lagu soo xero geliyaa, runa waa lagu dhaqaa

    Publicado: 2/5/2020

16 / 24

Haji Warsame Academy (House of Wisdom) is the home of Somali creativity , and is a global leader in advancing and elevating the work of Somali artists, traditional and contemporary.