Sitdown with Abdullahi Alasson a Somali Norwegian chairman of Labour and inclusion committee
Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club - Un pódcast de Mohammed Sadaq

Categorías:
Waxaa halkaan ku casuumnay Abdullahi Alason oo ah siyaasi ku nool dalka Norway. Wuxuu hada ka hayaa xil sare waana qof ku soo jiray siyaasada mudo dheer.